AMISOM oo ka jawaabtay eedeyntii Dowlada Soomaaliya u jeedisay ciidamada Kenya

Taliska ciidamada AMISOM ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in iyagoo ka jawaabaya qoraalkii dhawaan ka soo baxay Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya ay baaritaan ku samaynayaan weerarkii dhinaca cirka ee dayuuradaha Kenya ka fuliyeen degaanka Ceel-cadde ee Gobolka Gedo. Dowlada Somalia ayaa ku eedeysay Kenya iney fulisay duqeyntaas ayna ku leysay dad shacab ah … Continue reading AMISOM oo ka jawaabtay eedeyntii Dowlada Soomaaliya u jeedisay ciidamada Kenya